breaking news

FURITANKII CIYARAHA AFRO-CANADIAN SPORT ASSOCIATION (ACSA) OO MAGALADA TORONTO KA BILOWDAY

January 20th, 2017 | by Xoronimo
FURITANKII CIYARAHA AFRO-CANADIAN SPORT ASSOCIATION (ACSA) OO MAGALADA TORONTO KA BILOWDAY
Article
0

jan: 20-2017

Magaalada Toronto Ayaa Waxaa si sharaf leh uga furmay tartan kubada cagta ah waxaana loo soo dhigay koob qurux badan, caruuta da’dooda tahay 10,12,14,16, iyo 18toban jir

koobkaa ayaa waxaa soo qaban qaabiyay macalimiin tawabarta caruurta kubada cagta macalimiintas oo maka dhamaantod la isku geeyo ama isku darsamay ayaa waxey la baxeen magacaan.

Afro-Canadian Sport Association (ACSA)

Gudomiyaha Ururkaan  hassan Harbi ayaa waxaa uu inoo sheegay in macalimintan isbaheysatay ee u istaageen barbaarinta caruuta soomaliyed ee ku nool magalada Toronto, sidookale Hassan Harbi Waxuu inoo Sheegay in gudi ka sareeya macalimintan isbeheysatay in uu jiro kaa si oo ilaalinaya qaabka maamulka tartanka hada socda,

ciyaata koowad waxaa wada kulmay da’da yaryar 10 kooxda hilaac 7 iyo horseed 9

ciyaatii kuxigtay waxaa wada kulmay da’da ku xigta 12 kooxda simkey 11 iyo muqdisho 1

ciyaarta sedaxaad oo wada kulmi lahaayeen da’da 14 jir kooxda Muqdisho 0 iyo simkey 3

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *